Lix talaabo oo kuu horseedi kara in aad guulaysatid

 


  Lix talaabo oo kuu horseedi kara in aad guulaysatid 

Halka Guushu Dhammi   Ka bilaabato

Qof Walba oo  gaara heerka fahamka lacagta, waxa uu bilabaaba In uu rajeeyo halisteeda

Rajo Hanti makeento balse doonis dhab ah oo maskax lagaliyo ,qorshe lagu dhaqaaqo iyo dhabar adagy Qorshahaas oo lagu daro aan ka baqin guuldarada,  taas  ayaa  lagu gaara hantiilennimadaa.

 Hab aad doonistaad hodannimo aad ugu badalikartid hanti dhab ah oo aad doonaaysid waakan asaga oo ka kooban lix talaabo oo dhab ah.

 

Talllaabada Kowaad

Maskaxdaada  gali inta lacag ah ee aad doonaysid in aad heshid (Go,aanso). Kuguma filnain aad dhahdid “lacag badan ayaa aan doonayaa “balse ku dhawaaq tiro ahaan inta doonaysid.

 

Tallaabada labaad

Caddee waxa aad doonaysid in aad qabatid si aad lacagtaas  uheshid (Majirto wax layiraahdo ’bilaash:”oo ayada oo aysan waxba kaa bixin aad wax iska helikartid ).

 

Tallaabada  Saddexaad

Cadee  taariikhda aad doonaysid in lacagtaas ay gacantaada ku jirto.

Tallaabada Afaraad

La immow qorshe dhab ah oo aad ku gaaraysid yoolkaagaas kuna dhaqaaq diyaar u ahoow ama hau ahaane .

 

Tallaabada Shanaad

Qallin qaado oo qor tirada lacagta aad go,aansatay ,qor xilliga aad go ,aansatay in aad heshid qor waxa aad doonaysid in aad ku badalattid lacagtaas iyo qorshaha aad doonaysid in aad ku heshid .

 

Tallaabada Lixaad

Maalin walba labo jeer oo marka aad seexanin iyo marka aad soo toosin akhri  oo kor ugu dhawaaq “(Oraahda aad qoratay )”.

 

 

 

 

 

 

 

0 تعليقات

إرسال تعليق

Post a Comment (0)

أحدث أقدم