QUUSTE MA GUULAYSTO GUULAYSTANE MA QUUSTO .

 



QUUSTE MA GUULAYSTO GUULAYSTANE MA QUUSTO .Oraahdaan   labax, xaashi ku qoro  kuna dhegso meel aad subax iyo habeenba ka,arki karaysid.

James hill waxa uu lakulmay guuldarro gaaban markii uu isku dayey in uu dhaqaale u aruursho samaynta  wadooyinkii  tareennada, balse guul ayaa uu  urogay markii uu qorshayaal cusub u layamid.

Inta badan markii aan aragno dadka guulaysatyaal ah waxa kaliya oo inoo muuqda waa guushooda balse ma,argno   jabka iyo dhibaatada ay kasoo mareen.

Majiro qof guul dhab ah gaaraya asaga oo dhib iyo dhabar jab kamarin waddada  guusha. hadii aad guuladarro lakulantid uqaado in ay tahay astaan ku tusaysa in loo baahanyahay qorshe kale .hadii aad is dhiibtid inta aad yoolkaagii gaarin ,guuldarayste markaas ayaa aad noqonin.

Dadka qaar ayaa rumaysan aragti nacasnimo ah oo oranaysa   LACAG AYAA LACAG DHASHA.Tani run ma,aha.

Himmad xoog leh oo loo geeyey qorshe fadhiya ayaa lagu helaa lacag  inta ladoono ah.

0 تعليقات

إرسال تعليق

Post a Comment (0)

أحدث أقدم