Adaa hagraday naftaada
Nimaan dantiisa aqoonin in ay duruufaha aduunka intay jiidaan afka boorka udaraan waa abaalkiisa.
Guul darada naftaada kama daashid miyaa balanta ka
qaaday mafulinkartid.
Mesha damacdid in aaad naftaada ujihaysid uma
dhaqaanjinkartid .wixii qorshe aad damacdid mafulinkartid miyaa naftaada allha
kusiiyey oo adigu aad xorka utahay waliba cidna kula maamulayn alle mooyee baa ka
adkaan la,adahay.
Shay walba oo naftaada anfacaya ayaa caajis ka saran
yahay bal naftaada ufiirso Maraka rabtid in aan naftaada wax ku anfacaya oo
u,muhiimsan in aad qabatid ayaa maskaxda qaybaheeda sharka sheegta kuli soo
shaqo galayaan.
Markaas baa idaacadaha mawjadahooda dhamaantood daarmayaan markaas baa waxaa kugu
bilaabanaya cabsi waxa ku galaya shaki oo aad ka qabtid fekradahaaga
Bal ufiirso qof walba oo nolosha horumar ka gaaray
shaki cabsi waa soo maray
Gunaanad.
Kakac fadhiga oo noqo qof leh han iyo himmilo waa
guulaysankartaa.

إرسال تعليق