Dahabkii oo saddex Talaabo loo jiro

 

Mid kamid ah waxyaalaha ugu waawayn ee guul darooyinka keena waa in uu qofku quusto marka dhibaatooyinku ku adkaadaan qof walba khaladkaan mar

Ama labo waa gaystay, waana uu ka qoomameeyaa .

Ninka darby  adeerkis ah aya waxa ku dhacay jirrada dahab raadinta ee xilliga buuraha lagu yaacay oo reer Maraykan oo dhan ay dahab raadinta ku waasheen .

Ninkaas buuraha galbeedka dalka ayuu aaday isaga oo rumaysan “QOD OO HODAN NOQO” waligiis ma uusan maqlin in aysan jirin meel laqoto oo kadahab badan maskaxda aadanaha. Meel ayaa uu cabirtay kadib garwayn iyo badeel ayuu qaatay .dhulka aad ayuu u adkaa balse hamuunta uu dahabka uqabay ayaa ayadana aad uxooganayd .

0 تعليقات

إرسال تعليق

Post a Comment (0)

أحدث أقدم