Lix talaabo oo kuu horseedi kara in aad guulaysatid
Halka Guushu Dhammi Ka bilaabato
Qof Walba oo gaara heerka fahamka lacagta, waxa uu bilabaaba In uu rajeeyo halisteeda
Rajo Hanti makeento balse
doonis dhab ah oo maskax lagaliyo ,qorshe lagu dhaqaaqo iyo dhabar adagy
Qorshahaas oo lagu daro aan ka baqin guuldarada, taas ayaa
lagu gaara hantiilennimadaa.
Hab aad doonistaad hodannimo aad ugu badalikartid
hanti dhab ah oo aad doonaaysid waakan asaga oo ka kooban lix talaabo oo dhab
ah.
Talllaabada Kowaad
Maskaxdaada gali inta lacag ah ee aad doonaysid in aad
heshid (Go,aanso). Kuguma filnain aad dhahdid “lacag badan ayaa aan doonayaa “balse
ku dhawaaq tiro ahaan inta doonaysid.
Tallaabada labaad
Caddee
waxa aad doonaysid in aad qabatid si aad lacagtaas uheshid (Majirto wax layiraahdo ’bilaash:”oo
ayada oo aysan waxba kaa bixin aad wax iska helikartid ).
Tallaabada Saddexaad
Cadee
taariikhda aad doonaysid in lacagtaas ay
gacantaada ku jirto.
Tallaabada Afaraad
La
immow qorshe dhab ah oo aad ku gaaraysid yoolkaagaas kuna dhaqaaq diyaar u ahoow
ama hau ahaane .
Tallaabada Shanaad
Qallin
qaado oo qor tirada lacagta aad go,aansatay ,qor xilliga aad go ,aansatay in
aad heshid qor waxa aad doonaysid in aad ku badalattid lacagtaas iyo qorshaha
aad doonaysid in aad ku heshid .
Tallaabada Lixaad
Maalin walba labo jeer oo
marka aad seexanin iyo marka aad soo toosin akhri oo kor ugu dhawaaq “(Oraahda aad qoratay )”.
Post a Comment