Mid kamid ah waxyaalaha
ugu waawayn ee guul darooyinka keena waa in uu qofku quusto marka
dhibaatooyinku ku adkaadaan qof walba khaladkaan mar
Ama labo waa gaystay,
waana uu ka qoomameeyaa .
Ninka darby adeerkis ah aya waxa ku dhacay jirrada dahab
raadinta ee xilliga buuraha lagu yaacay oo reer Maraykan oo dhan ay dahab
raadinta ku waasheen .
Ninkaas buuraha galbeedka
dalka ayuu aaday isaga oo rumaysan “QOD OO HODAN NOQO” waligiis ma uusan maqlin
in aysan jirin meel laqoto oo kadahab badan maskaxda aadanaha. Meel ayaa uu
cabirtay kadib garwayn iyo badeel ayuu qaatay .dhulka aad ayuu u adkaa balse
hamuunta uu dahabka uqabay ayaa ayadana aad uxooganayd .

Post a Comment