James hill waxa uu lakulmay guuldarro gaaban markii uu
isku dayey in uu dhaqaale u aruursho samaynta wadooyinkii tareennada, balse guul ayaa uu urogay markii uu qorshayaal cusub u layamid.
Inta badan markii aan aragno dadka guulaysatyaal ah
waxa kaliya oo inoo muuqda waa guushooda balse ma,argno jabka
iyo dhibaatada ay kasoo mareen.
Majiro qof guul dhab ah gaaraya asaga oo dhib iyo
dhabar jab kamarin waddada guusha. hadii
aad guuladarro lakulantid uqaado in ay tahay astaan ku tusaysa in loo
baahanyahay qorshe kale .hadii aad is dhiibtid inta aad yoolkaagii gaarin
,guuldarayste markaas ayaa aad noqonin.
Dadka qaar ayaa rumaysan aragti nacasnimo ah oo
oranaysa LACAG AYAA LACAG DHASHA.Tani
run ma,aha.
Himmad xoog leh oo loo geeyey qorshe fadhiya ayaa lagu
helaa lacag inta ladoono ah.
Post a Comment