Sheekadan ayaa kaaga markhaanti furan doonta oraahdii ahayd ( Hadii himmad jirto wadadu waa imaanin” waxa dhacdadaan iga sheekeeyey buunigii waynaa ee frank w.Gunsaulus .
Guns ulus waxa u muuqatay cillad haysta
waxbarashada dalka taas oo uu
toosinkarayo ciladahaas hadii uu noqday madax jamacadeed .
Waxa
uu go,aansaday jaamacad uu asagu madax kayahay in uu asaaso si haboon ay ardaydu
wax u barto
Waxa
u muuqatay in uu ubaahanayahay lacag dhan hal malyan oo doolar balse halkee
ayuu ka keeni ayuu iswaydiiyey .waxa ay noqotay waydiin maskaxdiisa kusoo noq
noqata balse uu warcelin uhelin marnaba.
Habeen
walna waa u uku seexda fekradaas aroortiina waa uu kusoo toosaa marar badan
ayaa ay maskaxdiisa kusoo dhacday ilaa ay markii dambe noqotay mid maskaxda ka
gasha oo aan kabixin.
Hal
malyan oo doolar waa lacag badan sida uu ogyahay balse waxa kale uu ogaa in
heerka qofka gaarikarayo oo uu kuxiran yahay heerka fekerka maskaxdiisa .
Waxa
u go,aansaday in aan lacagtaas ku helo hal todobaad gudihiis.side ku helin
ismaba waydiin markaan waxa kaliya ee mudnaanta ii leh waa waa in aan
go,aansaday xilliga aan lacagtaas ku doonayo in aan helo .waxa layaabka
leh ee aan doonayo in aan ku sheego ayaa
ah in dareen layaab leh uu ii ymimid isla marka go,aansaday kaas oo igu oranaya
“Maxaad aad go,aankan horay ugu gaari wayday lacagta intaas oo dhan waa
kusugaysaye!:,
Isbadal
dhakhso ayaa igalay wargaysyadii ayaa aan isku yeeray oo aan ogyasiiyey in aan
bari jeedin doono khudbad aan ugu magacdaray “Maxaan aan ku samaynlahaa hada
aan haysanlahaa hal malyan oo dollar .”
Aroortii
markii aan toosay waxa aan soo qabtay xaashidii wana jilba joogsaday kadibna
eebbe ayaa kabaryey in uu igu kaalmeeyo helitaanka halka malyan oo doolar .
In
aan durraansanayey (Ducaysanayey ) ayaa aan dareemay qabow
kalsooni ah oo aan dareemayey aniga oo lacagtaas helay Raynrayn farxad baa
dareemay wana aan dhaqaajiyey waxana aaday mesha aan khudbada ka jeedin lahaa
wana ilaawin waraaqdii ay khudada igu qornayd farxad darted waxa is arkay ano meshii dhex taagan markii aan dadkii hor
istaagay indhaha ayaa inta iskiu qabtay sheegay wixii laabtayda ku jiray oo
dareen dhab ah ahaa.
Waxan
usheegay waxa aan ku qabanlahaa hada aan lacagtaas laysoo gacankaliyo waxan
usheegay in aan doonayo in aan kudhiso xarun waxbarasho oo dhalintu kushaqayso
waxa labarayo isla goobta wax barashada (Baratiko ) iyo dhalinta loogu sameeyo
latalin iyo hagid maskaxeed .
Markii
aan hadalkii dhameeyey ayaa nin meel
seddexda sef iga durugsan ka istaagay
ina sheegy mudane waa kahelay khudbadaada wana rumysany hadlakaaga in aad
qabankartid hawshaas ee bari xafiiskayga maigu imankartaa si aan
riyadaada kugu rumeeyo oo aan kusiiyo lacagtaas halka malyan oo doolar.
“Fekrad
waa fariin kasoo baxda maskaxada marka laga shaqaysiiyo taas oo ku khasabta
qofka diyarsan in uu layimaado ficil uu kaga dhabeeyo fekradaas ‘!
“Hadii
aad guul kartid dadku sharaxaad kama doonaan balse hadii aad guul daraysatid
mar marsiiyo kaama yeelaan “!

إرسال تعليق