🔹 Waa Maxay SEO?
SEO waa hab lagu hagaajiyo website-ka si uu uga muuqdo natiijooyinka hore ee Google Search. 🔹 Sida Loo Doorto Keyword Sax ah Doorashada keyword sax ah waa talaabada ugu muhiimsan ee SEO-ga. 🔹 Qor Content Tayo Leh Samee maqaal dadka wax u taraya oo si sahlan loo fahmi karo. 🔹 Isticmaal Heading (H1, H2, H3) Kala qeybinta maqaalka waxay ka caawisaa akhristaha iyo Google labadaba.
🔹 Internal iyo External Links
Ku dar links gudaha iyo dibadda si aad u kordhiso kalsoonida website-kaaga.
🔹 Mobile-Friendly Website
Hubi in website-kaaga si fiican uga shaqeeyo telefoonada.
🔹 Gunaanad
SEO waa furaha guusha website kasta oo doonaya inuu helo booqasho badan.
