Shaqaalenimo

 Shaqaalanimdu waa wax aad uxun maxa yeelay marka shaqaale tahay fasax helimaysid wakhtigaagu waa laga iibsaday .


Mishaarku waa dabin lagugu talagay maxa yeelay hada soo qaaditd bisha iyado oo toban Bari aan gaarin bay ka dhamaynysaa xaqiiqdii 

Waxa dareemikara shaqqalanimada qofka soo maray .



Xorow oo noqo qof xor ah ....  

Post a Comment

Previous Post Next Post

Recent in Recipes